105 Avsnitt

  1. Ha u Noolan Qofkale Naftaada u Nolow!!!

    Publicerades: 2023-05-05
  2. Khaldka uguwayn ee Aan kagalno Naftena iyo Qoyskeena Big Mistake!!

    Publicerades: 2023-04-28
  3. Waa maxay isku kalsoonaanta ama Self-Confidence?

    Publicerades: 2023-04-22
  4. Waa maxay Is edbinta ama Self discipline?

    Publicerades: 2023-04-14
  5. Waa maxay Isbadalka shaqsiga ah?

    Publicerades: 2023-04-07
  6. Dhawr shay oon waligaa ku soo mari doonin,Aadna ka shalayi doontit,

    Publicerades: 2023-04-04
  7. Adigow Xalkaada wanaag ku helikaro ha ku raadinin Xumaan!

    Publicerades: 2023-03-31
  8. Ilmahaygaa fiican ku wa dadka kala na way Xunyihiin!!

    Publicerades: 2023-03-27
  9. Ka qayb gali Ilmahaada kuwa Qaan gaarka ah Arimaha Masiiriga ah ee Qoyska.

    Publicerades: 2023-03-21
  10. Muhiimada Ayleedahay Marka Waalidiintu kadhaxeeyo Xariiir kudhisan Wadahadal iyo Isfahan.

    Publicerades: 2023-03-16
  11. Dhibaatada Ay leedahay markii ilmaha la dhaleeceeyo ama wax lagasheego!

    Publicerades: 2023-03-08
  12. Ha oo ladhaqmin ilmahaada Qabakii aad Adigu ku soo Kortay!!

    Publicerades: 2023-03-03
  13. Sidee ilmaha loo maalgaliyaa? waa maxay waqitga ansiinayo ilamaha?

    Publicerades: 2023-02-17
  14. Ku Qanacsanow wixii Alle Kusiiyey Ha fiirinin waxa Dadka kale!

    Publicerades: 2023-02-10
  15. Ha noqon Qof ka shekeeyo Qoyskiisa!!

    Publicerades: 2023-02-03
  16. Waa maxay Hab dhaqanka Walidiinta loga bahanyahay?

    Publicerades: 2023-01-27
  17. Maxaa keeno inuu ilmaha Been sheego?

    Publicerades: 2023-01-20
  18. Sidee ilmahaga Runta ugu Tarbiyenkartaa?

    Publicerades: 2023-01-14
  19. Wanaaga Ayleedahay Marka Ayleyihiin ilmaha Program..

    Publicerades: 2023-01-06
  20. Waa maxay faa"iida ayleedahay marka ilmaha loo sameeyo Program?

    Publicerades: 2022-12-30

5 / 6

Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ? Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan. Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali. (in English) If you want a beautiful and happy family, you should make a plan. You should also come with good Attitude and Good Training. I hereby submit to you the draft of the Family Matters and Family Happiness, Parenting and Child Education, Somalia.