129 Avsnitt

  1. Gudoomiye BFS Aadan Madoobe Xoog ugu jira guriga Hooyo soomaaliyeed waraysi gaara

    Publicerades: 2023-04-04
  2. Waraysi Abdalla Muumin Godja jilacoow kaga waramay, Tixane Q1-AAD

    Publicerades: 2023-04-03
  3. Xogaha qarsoon ee Godka Jilacoow,Abdalla muumin ,Q2-aad

    Publicerades: 2023-04-03
  4. Waraysi xasaasi ah Xogaha kaa qarsoon ee garsoorka dalka Q3-aad

    Publicerades: 2023-04-03
  5. GERMANY SHARCIYA SIINAYA DADKA HAYSTA SHARCIGA GREECE IYO..

    Publicerades: 2023-03-20
  6. Waraysi arimaha qaxootiga soomaalida ee jarmalka degan , Bidhaan Xaaji dahir ayaa qaaday

    Publicerades: 2023-02-27
  7. waraysi safiirka UK u fadhiya soomaaliya Amb. Abdulqadir khayr

    Publicerades: 2023-02-24
  8. Jaaliyada uk ka hadlay dib u furida safaarada soomaaliya ee dalka ingiriiska

    Publicerades: 2023-02-18
  9. Taliye Shuute ka hadlay dhibaatada uga timaada dacwadaha ay qaadaan iyo xakunada maxkamadu rido,

    Publicerades: 2023-01-12
  10. Siyaasi Mohamed Shiine Shir jaraa,id kaga waramay xaalkada dalka marayo

    Publicerades: 2023-01-11
  11. Waraysi xiiso leh uu bixiyay Wasiirka cadaalada iyo dastuurka Soomaaliya Mudane Hassan Macalin

    Publicerades: 2023-01-11
  12. Sheekada wiil isu dili rabay xanuunka maskaxda oo ku dhacay.

    Publicerades: 2023-01-11
  13. Ganacsatada Qaadka Miiroowga oo ka cabanaya Canshuur kordhinta,

    Publicerades: 2022-12-01
  14. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warbin xassasi ka jeediye shirka IOM ee caalamiga aduunka

    Publicerades: 2022-11-30
  15. RAAD RAAC Waa Maxay Siyaasada Madaxweyne Xasan Shiikh faalada 1aad

    Publicerades: 2022-11-29
  16. Askari jowhar ku dilay Nin darawal ah,

    Publicerades: 2022-11-29
  17. Axmed Madoobe oo Isbedel Xoogan ku Sameye Sarakiil iyo Maamulo Gobol iyo Darwa Gaari oo Dil loogeeyste

    Publicerades: 2022-11-29
  18. Madaxwayne Hassan Sheekh ayaa daah furay shirka Maalgashiga Soomaaliya

    Publicerades: 2022-11-28
  19. Kulankii wadajirka labada Golle ee Barlamanka JFS oo maanta baaqday.

    Publicerades: 2022-11-28
  20. France 4-1 Australia World Cup Group D

    Publicerades: 2022-11-22

6 / 7

Dhagaystayaal kusoo dhowaada MUQDISHO podcast oo ah wartabiye madaxbanaan, waxaanu halkan kuso bandhigi doonaa barnaamijyo kala duwan oo aanu uga hadli doono xaalada soomaaliya iyo Soomaalida, si gaara waxanu diiradada ku saari doonaa Mawduucyo kala duwan oo aan islenaahay bulshada ayay faa’iido u leedahay, Dhaqaalaha , Siyaasada, aqoonta iyo Caafimaadka, Barnaamij waxa intiisa badan idin la socod siin doona aniga oo ah kamal, waxana igala qayb qaadan doona dad badanoo kamida waxgaradka iyo aqoonyahanada bulshada soomaaliyeed. hadii aad Podcast isticmaasho rukumo Oo barnaamijyadeena lasoco. MAHDSANIDIIN….