Wareysi Abubakar Cumar (Boobe) Qaybtii 1aad
Radio Deegaan Codka Geeska - En podcast av Deegaan Codka Geeska

Kategorier:
Waa barnaamijkii Geeska Afrika iyo Maanta oo uu marti noogu yahay siyaasiga reer Jabuuti Aboubakar Omar Bobe. Wareysigaan iyo falanqeynta daba taala ayaa taabanaya dhinacyo badan.