EPO7 Xasuusin iyo xasilooni| Muhiim maaha in aad guursato!

Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah - En podcast av Nazreen Zallah

Xasuusinta xalqadanMuhiim ma aha in aad guursato mar hadii saaxibadaa, intii kuu dhawayd iyo intii aad taqaanay ay guursadeen.đŸŒŒWaxa se ka muhiimsan in aad guursato dookhaaga, aad yagleesho reer ilaahay raali ku noqdo, sidoo kalena aad dhisto guri lagu xasilo oo guryaha kale ka nuur badan ilaahay xagiisa.đŸŒŒWaxa ka mubiimsan in aad guri lagasho saaxiib yar oo wax garad ah oo xasilooni iyo farax ay isku biirinayso aragtidiinu.đŸŒŒ