#14: Wareysi hooyo Soomaaliyeed - An interview with a Somali mother
Ladnaan Podcast - En podcast av Fatumo & Sagal

Kategorier:
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Qeybteenaan waxaan wareysi la yeelanay hooyo Soomaali oo degan Sweden, iyadoo noo gala hadleysa caqabada waalid in lagu noqdo qurbaha. Waa qeyb aad u xiiso badan oo wax badan nagu soo kordhisay oo aan aad ula dhacnay. Waxaan fileynaa inaad idinkana ka heli doontaan. In this episode, we have interviewed a Somali mother living in Sweden on the challenge of being parent in another context and country than yours. This is one of our favorite episodes...