SE05EP06 Ciid Wanaagsan

Codka Ubax - En podcast av Ismaaciil C Ubax

Send us a textCarruurnimadaadii, sidee ayaad u ciidi jirtey? Su'aashan ayaannu weydiinnay ehel iyo asxaab kala duwan oo maanta ku ciidayay magaalada Hargeysa. Dhegaysi wacan!Support the show