SE02EP11 Abwaan Khaliif Faarax Xayir & Socdaalkii Dheeraa

Codka Ubax - En podcast av Ismaaciil C Ubax

Send us a text Abwaan Khaliif Faarax Xayir isaga oo yar ayuu gurigoodii ka tegay, waa dalmar soo arkay dhul tiro badan oo dalka iyo debeddiisaba ah. Nolol wejiyo badan leh ayuu soo maray, waxa se mar kasta wehelkiisa ahaa halabuurkiisa iyo suugaanta uu ka curinayo xilliyada qallafsan iyo kuwa ladanba. Dhegaysi wacan! Support the show