SE01EP04 Jigjiga & Jeel Ogaadeen

Codka Ubax - En podcast av Ismaaciil C Ubax

Send us a text Hamse waxa uu ka mid ahaa maxaabiistii ku xidhnayd jeelka caanka ah ee Jeel Ogaadeen loo yaqaanno, kuna yaalla magaalada Jijiga. Support the show