SE01EP06 Abwaan Qalinle & Mushkiladaha Haasaawaha

Codka Ubax - En podcast av Ismaaciil C Ubax

Send us a text Abwaan Cabdiqaadir Qalinle waa saaxiib ka maansooda jacaylka iyo hawlihiisa. Maanta, Qalinle waxa uu ka faalloonayaa mushkiladaha haasaawaha. Support the show